Skip to main content

Saturday 18 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

كتب

Buug |
Marka indhaha dunida kale lagu eego, Afrika waa qaarad weli ay adagtahay in la fahmo, inta badanna doodaha caalamiga ah lagaga bixiyo sawir marinhabaabin ah, oo ay si isku mid ah uga gudbiyaan qoraallada cilmibaadhayaasha Afrikaanka ah, warbixinaha weriyayaasha amaba xasuusqorrada shaqaalaha…

Maxamuud Mamdaani waxa uu soo saaray buug amakaag leh; amakaaggaasi ma aha qaabqoraalkiisa sidkan amaba curintiisa sare, se waa in uu xukun rafcaan ah siinayo Idi Aamiin, keligiitaliyihii Yugaandha, ee inta badan xusuusta casriga ah magaciisu la xidhiidho dhiig-daadin iyo argagax oo dhan. Buuggiisa…

Dedaallada Geesku ugu jiro baahinta xogaha ku saabsan Geeska Afrika dartood, mareegtu waxa ay goonni u soo qaadatay taxane buuggag iyo maqaallo isugu dhafan oo suugaan iyo sooyaal ah, muhiimna u ah dadka danaynaya gobolka. Qaybtan saddexaad oo taxanaha ka mid ah, waxa aynnu ku soo bandhigaynnaa…

Buugga Hiwot Teffera ee "Tower in the Sky" kaliya maaha mid soo gudbinaya mid ka mid dhacdooyinka taariikheed ee ugu muhiimsan taariikhda Itoobbiya ee sidoo kale waa mid ka mid ah qisooyinka ugu quruxda badan, taas oo ku saabsan, Jacayl, guuldarro iyo Kacdoon. Mid ka mid ah…

Subscribe to Category Page