Inta badan, 60% bulshada Afrika, waxa ay ka hoosaysaa da’da 25 jirka. Hase ahaato e, arrintaasi ma ay noqon khayraad ay dheefsato Qaaraddu, waxaana ku socda maskax-guur aad u culus, gaar ahaan waddamada Lama-degaanka iyo Saxaraha ka ooseeya. Tobannaankii sanno ee u danbeeyey waxa qaaradda ka…

Shakhsiyadda qofka ee nafsad-bulsheed waxa inteeda badan xukunta waayo-aragnimada dahsoon ee qofka, waa noloshii uu soo maray ee aanu in badan xusuusnayn ama la falgashay midda aanu xusuusnayn.Nafsadyahan Maraykan ah oo la odhan jiray Eric Erikson ayaa ka mid ah dadka sida faahfaahsan u fasiray…