Markii uu dagaalkii Itoobbiya ku soo jabay ee ay jabhaduhu ku kaceen, taliskii Siyaad Barre waxa uu xooray qiyamkii uu ku andacoon jiray oo dhan, tamartiisana waxa uu isugu geeyay in uu xukunka sii haysto, oo ciddii ka caawin karta garabka saaro, shaydaankana alla ha ka yeelee. Hadday taasi dhici…

Maqaalkani isagoo millicsanaya aragtiyaha aqoonyahanka cilmibaadhista Afrika ku takhasusay, waxa uu falanqaynayaa halka ay ka kici la'dahay qaaraddu tan iyo xornimadii ka dib.
Hordhac
Kuwa madow xukunka ka fogeeya
Hogaankoodu ma horseedin badhaadhee
Waa cirweynayaal, waa…

Farqiga ugu weyn ee ka duway halgankii gobonnimodoonka Koonfur Afrika kan reer Falastiin waa taakuladii mugga lahayd ee uu dhaqdhaqaaqa Koonfur Afrika ka heli jiray Carabta iyo bulshoweynta Afrika.
Iyada oo ay Koonfur Afrika u dabbaaldegtay bishii Abril soddonguuradii ka soo wareegtay…