Madaxweyneha Soomaaliya oo shalay socdaal taxaddar badan leh ku tagay Kismaayo ayaa maanta dib uga soo laabtay, iyada oo ay labada dhinac isku afgaran waayeen ujeeddooyinkii socdaalka oo dhan, sida ay sheegeen ilo ka ag dhaw kulanku.
Wada-hadalkan oo ay fududeynayeen saraakiisha Sirdoonka ee…

Waa dabayaaqadii Diseenbar 2023. Waxaan guriga ka baxay aroor hore oo godka ay biyaha ku jiraan iyo ka ay ka sii baxayaan dirqi lagu kala garanayo. Bishan iyo tii ka horraysay waxaa magaalada Kismaayo maansheeyay biyaha roobka ee El Nino oo bahda cimilada dersa ay ku sheegeen inay toban laab ka…