Budhcad badeedda Soomaalidu waxa ay biyaha Soomaaliya ka fuliyeen bilihii lasoo dhaafay hawlgallo afduubasho oo ka badan wakhti kasta oo hore oo ka mid ah tobankii sanno ee ugu dambeeyey. Laga soo bilaabo 21-kii Abril waxa ay afduubteen saddex markab, ku kalena waa ay weerareen. 21-kii Abril, lix…

Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa si adag u naqdiyay Midowga Afrika, isaga oo shaki geliyey kartida ee in uu si waxtar leh uga jawaabo caqabadaha sii kordhaya ee wajahaya qaaradda Afrika. Isaga oo ka hadlayay Shirka Iskaashiga ee Mashariki, waxa uu Ruto walaac ka muujiyey ‘hoggaan-xumo’…

Shirkadda duulimaadyada dalka Kiiniya ayaa sheegtay in dalabka kuraasta duulimaadyadeedu si weyn u kordhay mudooyinkii ugu dambeeyay, taas oo ay sabab u yihiin saamaynta xiisadaha ka aloosan bariga dhexe. Shirkaddu, waxa ay sidoo kale caddaysay in inta badan korodhka dalabkaasi uu ka yimi suuqyada…

Baatrik Gataara waxa uu siyaasadda reer galbeedka wax uga qoraa siday reer galbeedku wax uga qoraan dalalka Afrika iyo Eeshiya. Uga-jeedadiisuna waxay tahay in uu inagu dhiiriyo ka fiirsiga luuqada aynnu adeegsanayno iyo in aynnu ku baraarrugno fikirka hoos u dhiga ah ee ku duugan.
Kolkii ay…

Safarka madaxweynaha Kiiniyi wuxuu ku soo aadayaa xilli milgihii caalamiga ahaa ee Maraykanku uu si xun dirrida ugu dhacay ka dib taageerada joogtada ah ee uu la garab taagan yahay weerarka ay Israa’iil ku waddo Qasa.
Maraykanku saaxaddii caalamka si tartiib-tartiib ah ayuu uga soo oodmayaa,…

Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu biirtay Bulshada Afrika Bari (East African Community) 24kii November 2023. War saxaafadeed ay soo saareen madaxda EAC ayay ku sheegeen in kadib markay warbixin ka dhagaysteen guddi Wasiirro ah, oo wadaxaajoodka loo xilsaaray, ay xeeriyeen in ay Soomaaliya u…