Maalmahan waxaa la wareejinayay warbixinno dhawr ah iyo qoraallo kale oo sheegaya in xidhiidh dhex mari karo amaba dhexmaray Israa’iil iyo Soomaalilaan. Suhayb Maxamuud ayaa lafaguraya sheegashooyinkan oo meel fog la gaadhsiiyay iyadoo sugnaantooda uu mugdi badan ku jiro.…

Hay’adda Duulimaadyada ee Eretariya ayaa go’aan ay soo saartay ku amartay shirkadda duulimaadyada ee Itoobbiya in ay joojiyaan duulimaadyadooda Asmara laga bilaabo 30-ka Sebtembar, balse, shirkadda Duulimaadyada ee Itoobbiya ayaaba ka hormartay oo joojisay duulimaadyadeedii Asmara saddexdii bisha,…

Waxaa laba kaclaysay xiisadda ka dhex taagan xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Soomaalilaan, ka dib markii Muqdisho ay soo saartay go’aanno ay ku amrayso shirkadaha duulimaadyadu in ay ka saaraan magaca Soomaalilaan liiskooda oo ay ku beddelaan Soomaaliya (Hargeysa, Soomaaliya). Waxa ay sidaas oo…