Skip to main content

Tuesday 8 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Khayraadka Afrika

Faaqidaad |
Kolka lasoo hadal qaado dahabka Afrika, waxa judhaba la xasuustaa Mansa Muusa, boqorka Boqortooyadii Maali ee qarnigii 14aad. Kolka la eego hantidiisii baaxadda ballaadhnayd ee laga markhaati kacay, marar badan waxa lagu tilmaamaa inuu yahay ninkii ugu hodansanaa sooyaalka dunida, sababtuna waa…

Gobolka Sanaag waxa lagu tiriyaa mid ka mid ah gobollada ugu muhiimsan dhaqaale ahaan gobollada Somaliland, marka la eego noocyada kala duwan khayraadka dabiiciga ah ee uu gobolkani leeyahay, gaar ahaan dahabka. Jamhuuriyadda Somaliland waxa ku yaalla 11 goobood oo filiqsan dahabka laga qodo, waana…

Aragti |
Sida uu ku dooday Kwame Nkrumah, buuggiisa "Neo-Colonialism, the Last Stage of imperialism", kolkii ay Afrika hanatay "gobannimadii calanka" ayay ku dhacday nooc gumaysi oo ka halis badan kii hore. Waa gumaysi dadban oo aan loogu baraarugsanayn sida gumaysiga caadiga ah! Lixdameeyadii oo…

Subscribe to Category Page