Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Kelitalis

Faaqidaad |
Iyada oo ay jiraan wayddiimo isa soo taraya oo ku saabsan talo wareejinta iyo dimuqraaddiyadda Afrika ayaa waxa dhacday in labo madaxweyne; bool biiya oo kamaroon ka taliya iyo Muusafiini oo Yugaandha ah ay shaaca ka qaadaan damacooda ah in ay mar kale xukunka iso soo taagaan, wallow oo ay hore ba…

Aragti |
Markii uu dagaalkii Itoobbiya ku soo jabay ee ay jabhaduhu ku kaceen, taliskii Siyaad Barre waxa uu xooray qiyamkii uu ku andacoon jiray oo dhan, tamartiisana waxa uu isugu geeyay in uu xukunka sii haysto, oo ciddii ka caawin karta garabka saaro, shaydaankana alla ha ka yeelee. Hadday taasi dhici…

Buug |
Ciil iyo Cafis waa buug xasuusqor ah oo soo tebinaya waayihii kadeednaan ee qoraaga buuggu, Maxammed Cabdi Caynab, ku mutay gacanta nidaamkii kelitaliska ahaa ee Soomaaliya iyo noloshiisii geeddigu u taxnaa.…

Maanta oo Axad ah, bulshada Suuriya waxa u beryey waa cusub oo ka duwan sidii ay u barteen muddo dheer oo sooyaalkooda ka mid ah, ka dib markii madaxweynihii taliska Suuriya Bashaar al-Asad uu dalka uga baxsaday jiho aan xog laga hayn, xoogagga mucaaridkuna gacanta ku dhigeen inta badan…

Feker |
Isbeddelka ugu weyn ee ku yimid fahanka kalitasnimada, laga soo bilaabo dunidii hore ilaa maanta, waa doorka dadka ku hoos jira kelitalisnimada. Casriyadii hore, kalitalisnimadu waxa ay ahayd mid leh shacbiyad taas oo ay sabab u ahayd jiritaanka dad u arkayey in ay danahooda ku hawlantahay.…

Qodobka 1aad: Noqo ninka ugu taajirsan dalkaaga (sidii Daniel arap Moi, Robert Mugabe, Uhuru Kenyatta). Haddii aad kelitalsinimada dhaxashay, arrintaasi kugu ma adkaanayso — ninkii kaa horreeyay uun baad baqamaalaysaa (sidii Frederick Chiluba). Haddii aad waddan saliidda soo saara ka soo jeeddo,…

Subscribe to Category Page