Skip to main content

Sunday 14 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

kasmo-nafeed

Buug |
Buugga Qalootiga ee uu qoray faylasuufkii reer Faransiis ee Albert Kaamu, oo af Ingiriisi ahaan loo yaqaan The Stranger, ma aha sheeko fudud oo akhristuhu u qaadan karo madaddaalo keliya ama uu si sahlan u fahmi karo. Waa qoraal caqiibo leh, akhristahana si xeel dheer ugu riixaya inuu ka fekero…

Aragti |
Waxa jira nooc ka mid ah wadajoogitaanka oo qofka dareensiiya deggenaan iyo fakaag sidii in uu keligii yahay, waa kolka joogitaanka qofka kale aanu ku xadgudbin ama aanu hafin khibradda dhinaca kale, se cagsiga uu sii hodmiyo oo uu qotodheereeyo. Wadajirkani waa dhif waana mid aan sahal lagu helin.…

Dhiiqowga yeedhmada "NAAYAA" waxa ku sidkan dadnimotirka naagta. Eraygu waa awood xanbaarta macnaha shay, magac, goob ama dad. "Naayaa" ama "Naa" waa yeedhmo asalkuna waa "naag", naagnimadu waa ciqaab lagaaga jaro denbi aadan gelin oo xaqiijinta in aad QOF tahay ayaa nafhur kaaga baahan. Waxaad ka…

“Ha liicin oo ha laciifin laga yaabaa in aad qof u tahay FAYNUUSKA keliya ee uu bidhaansado.” —Ruumi…

Feker |
Waxa aynu u baahannahay kasmanafeed dheeraad ah; waxa aynu u baahannahay fahan dheeraad ah oo la xidhiidha dabeecadda insaanka. Halista keli ah ee jirtaa waa insaanka. Waa halis weyn, oo aynu moognahay. Waxba ka garan maynno insaanka, waa in aynu derisno nafsaddiisa, sababta oo ah—waxa aynu nahay…

Subscribe to Category Page