Skip to main content

Sunday 7 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

kasmanafeed

Feker |
Curis cilmiyeedka Dr. Mark L. Ruffalo ee ku saabsan masayrka, si gaar ah dadyawga qaba Jirrada Shakhsiyadeed ee Seeragoyska ah ama Shakhsiyadaha aan Caaddifad ahaan Deganayn (Boderline Personaltiy Disoder), kolkii aan akhriyay waxa aan isweydiiyay oo aad uga fekeray heer intee leeg bay Soomaalidu…

Marxaladda dhallaannimadu waa mid aad muhiim ugu ah caafimaadka jidheed iyo maskaxeed ee qofka. Waxa lagama maarmaan ah in aan wax khalkhal ah oo saamayn raagta yeesha aannu ku iman ilmaha koraya. Carruurta nolosha qaxarka iyo saxariirka ah kusoo koraa – noocay doonto ha u ekaatee – waa ay ka…

Aragti |
Xilligan ay Israa’iil xasuuqayso Qasa, buugga Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan ee Faanon ku saabsani wuxuu inagu baraarujinayaa kaalinta kasmanafeeddu ka ciyaari karto iska-caabbinta nidaamyada cabbudhiska. Barofeesar Xuseen Cabdillaahi Bulxan waa kasmanafeedyahan cunsuriyad-diid mar-la-arag ah oo…

Subscribe to Category Page