Dhimasho iyo in ka badan toban dhaawac ah ayaa laga soo warinayaa mudaharaaddo rabshado watay oo xalay fiidkii ka qarxay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Mudaharaadkan ayaa lagaga soo horjeeday go’aan ka soo baxay Xukuumadda Somaliland oo lagu ogolaaday in la qabto xaflad loogu…

Goobollada la isku yidhaa Afrikada Saaxil waxa ay foodda la galayaan marxalad cusub oo fawdo ah. Ka soo bilaw Nayjeeriya oo ay sii kordhayaan falalka rabashadaha ee la la beegsanayo masixiiyiinta dalkaas ilaa laga soo gaadhayo Maali oo ay muddo toddobaadyo ah kooxo hubaysani ay isku hareereeyeen…

Hordhac
Dagaallada iyo rabshadaha marka la eegaayo adduunka dhibaatooyinka ay dhaliyaan, dhallinyaradu waxa ay noqdaan kuwa ugu nugul dhibaatooyinkaasi ee ku waxyeelooba ama ku nafwaaya, iyaga oo inta badan noqda kuwa loo adeegsado ama janallada lasoo dhex mariyo farriimaha kacdoonnada iyo…