Skip to main content

Thursday 22 January 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Kacdoon

Masrax |
Masraxiyadda “Codad Dabaylo Sidaan”, ee uu qoraaga weyn ee reer Ivory Coast, Bernard Dadie, soo saaray 1970-kii, waxa lagu tiriyaa dhaxalka suugaaneed ee ka markhaati kacaya kadeedka hoggaamineed iyo kelitalisnimo ee Afrika, xornimadii ka dib. Waxa ay dhaliilo dhiirran u jeedisaa faca…

Faaqidaad |
Adduunku sannadihii dambe waxa uu la taacalayey hannaan cusub oo kacdoon ah, oo ka faa’idaysanaya fursadaha kacaanka dhijitaalku wato, oo ka dhigaya mid ka duwan sidii hore loogu yaqaannay kacdoonnada. Faca koraya, ee lagu magacaabo Faca Z, ayaa hoggaamiyey dhaqdhaqaaqyo baraha bulshada kasoo…

Si ay ka muuqato isku-day cad ah oo lagu furdaaminayo marinhabaabinno ay qayb ka ahayd xukuumaddu, waxa uu Madaxweyneha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, qaaday tallaabo ku qasabtay shirkadaha kooban ee awoodda badan in ay hakiyaan kor u qaadis ay ka wada shaqeeyeen oo ay ku…

Buug |
Mufakeriin iyo falaasifo badan baa wax ka qoray kacdoonnada xilligan casriga ah, haddana kacdoonku waa mid ka mid ah qaddiyadaha la isugu maandhaafka badan yahay, ee doodaha badani ka dhashaan, sababtuna waa dhinacyada iyo xaglaha kala duwan ee laga istaago fahankiisa, heer feker ama heerka waaqica…

Gidaarkii cabsidu waxa uu la dumay Taliskii Asad, dabadeed, waxa la arkay dhibaatooyin iyo tacaddiyo badan oo uu gaystay taliskaasi dhawr iyo tobankii sannadood ee u danbeeyey, dhibaatooyinkaas oo ayna ka nabad gelin soo galootiga ka soo cararay dagaallada aafeeyey dalalkoodii isla markaas na…

Aragti |
Dhimashadii Yaxye Sinwaar ka dib, waxa faafay isbarbardhigga la xidhiidha sida sooyaalka halgamaagu uga dhex samaysmo sawirka laga arko gebagebada nolosha halgamaagaas. Qoraayada kasoo jeeda garabka bidix, waxa markaba maskaxdooda kusoo dhacaya isbarbardhigga laba sawir: waa sawirka iska caabbintii…

Buugga Hiwot Teffera ee "Tower in the Sky" kaliya maaha mid soo gudbinaya mid ka mid dhacdooyinka taariikheed ee ugu muhiimsan taariikhda Itoobbiya ee sidoo kale waa mid ka mid ah qisooyinka ugu quruxda badan, taas oo ku saabsan, Jacayl, guuldarro iyo Kacdoon. Mid ka mid ah…

Subscribe to Category Page