Dhawaan waxa geeriyooday Jeneraal Moorgan, wasiirkii difaac ee ugu dambeeyey nidaamkii Milatari ee [Siyaad Barre], weligiina laga lama xisaabtamin falalkii uu ku kacay. La xisaabtan la’aantiisu waxa ay liidnimo ku suntaysaa bulsho marka horeba aan jeclayn in ay waajahdo xaqiiqada tagtadeeda…

Horumarka iyo ilbaxnimada bulsho ku tallaabsataa waxyaalo kala duwan ayaa lagu qiimeeyaa oo mid kastaba keli ahaantiisa mudnaan goonni ah u leeyahay. Waxa xusid mudan erayga horumar in uu fogaan kala duwan leeyahay oo uu taabto laamaha kala duwan ee aqoonta, sida, dhaqaalaha, cilmiga bulshada,…

Gorfaynta, falkinta iyo faaqidaadduba waxay suugaanta u yeelaan macne, waana hab lagu gaaro aragtiyaha qoddadadheer ee suugaanta ku duugan. Sida oo kale in suugaanta lagu aqriyo aragtiyo bulsheed, dhaqaale iyo kuwa caalami ah ba waxay abuurtaa in laga salgaaro miidda iyo mucda suugaanta. Suugaanta…

Isbeddelka ugu weyn ee ku yimid fahanka kalitasnimada, laga soo bilaabo dunidii hore ilaa maanta, waa doorka dadka ku hoos jira kelitalisnimada. Casriyadii hore, kalitalisnimadu waxa ay ahayd mid leh shacbiyad taas oo ay sabab u ahayd jiritaanka dad u arkayey in ay danahooda ku hawlantahay.…