Hiigsigaygu, marnaba ma ahayn in aan noqdo fannaan. Waayo, waxa aan u haysatay in fannaanimadu tahay sidii adiga oo noqda hoggaamiye. Waxa aan u haystay wax loo dhasho. Waxa aan u haystay in fannaanimadu tahay wax aadan is ka noqon karin galin gudihii, oo marnaba ma aan hawaysan.…

Qormadan oo aan cinwaan uga dhigay "Sooyaalka Fanka Soomaalida" waxaan rabaa in aan ku muujiyo facii horseedka u ahaa fanka Soomaalida iyo dadkii dhidibbada u taagay horumarkiisa, aqoontiisa iyo waxa-qabadkoodii naf-hurka lahaa. Waxaana muhiim ah in la xuso marxaladihii uu fanku soo maray, iyada oo…

Hordhaca Turjubaanka
Faa'is Axmed Faa'is (1911–1984) wuxuu ka mid yahay, haddaanuba ugu mudnayn, abwaannada casriga ee Af Urduuga ku maansooda ama wax ku qora kuwoodii ugu tayada sarreeyay. Wuxuu astaan u ahaa fanka iyo suugaanta dulmiga iyo qooqa, nooc uu yahayba, la dagaallanta; taas darteed ayuu…