Fan
Jorge Luis Borges
|
Shaqada abwaanka iyo qoraaguba, waa mid la yaab leh. Chesterton baa laga hayay:"Hal wax keli ah ayaa daruuri ah—wax walba!" Qoraaga, wax walba waxay uga dhigan tahay in ka badan eray gudaballaadhan uun; waa mid xarfi ah. Waxay uga dhigan tahay tajribooyinka aadanaha oo ah shayga muhiimka ah ee…