Kumaan baraarugsanayn in buugagga aan ka gato maktabadaha iibiya buugagga duugga ah ay yihiin nooca Angala-Saksanku u yaqaannaan “buug warqadeedka”, halka Faransiiskuna u yaqaannaan “buug jeebka”, ilaa aan warbaahinta Maraykanka ka akhriyey in suuqii buug warqadeedku uu gabaabsi yahay, shirkaddii…