Skip to main content

Saturday 5 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Jacayl

Feker |
Intii la uunku jireyba waxa dunida soo maray dadyow aan la qiyaasi karin tirada buugaagta ay qoreen ama baaxadda aqoonta ay ka tageen, balse la cabbiri karo saamaynta ay ku yeesheen in ay beddelaan hab-fikirka bini’aadamka iyo sidoo kale qaabka ay isu fahmi lahaayeen nafsad ahaan. Qaar ka mid ah…

Shaki kuma jiro in daacadnimadu tahay sifo wanaagsan, balse ma tahay marka laga hadlayo xidhiidhadii jacayl ee hore? Xitaa haddii aynaan qiran, dad badan ayey maskaxdoodu ku shuqlantahay in lammaanahoodu hore u soo maray xidhiidh jacayl iyo in kale. Taasi waxay keentaa in la is weydiiyo su’aalo…

Aragti |
Waa saddexdii habeenimo. Waxaa jira qof saacado badan hor yuurura shaashadda taleefankiisa, isagoo ku qoor xidhan labalaynta rabitaanka iyo baxsadka, waxa uu falanqaynayaa farriin ka kooban saddex erey ka hor inta uusan go’aan ka gaadhin micnaheeda iyo sida uu uga jawaabi doono. Sidaas ayuu yahay…

Dhaqan |
Joon-Bool Saartar (Jean-Paul Sartre 1905 – 1980) waxa uu ahaa faylasuuf Faransiis ah oo ku caan baxay falsafadda jiraalleyda (existentialism). Sida oo kale, waxa uu ahaa suugaan gorfeeye iyo u dhaqdhaqaaqe siyaasadeed. Waxa uu noolaa xilligii Hitler ee uu nidaamkii Naatsigu qabsaday Baariis,…

Buug |
Si ka duwan suugaanyahannada oo jacaylku u yahay mawduuc weyn oo kaalin weyn ku leh qoraalladooda gabay iyo sheekoba, falaasafadu dhankooda mawduuca jacaylku waa mid ay ka labalabeeyaan, oo badhkood yasaan, kuwo kalena aad uga gaabsadaan ka hadalkiisa. Inta badan jacaylku waa mid iska…

Sheekada Cilmiboodhari iyo Hodan waa mid sooyaalka Soomaalida meel muhim ah kaga suntan, waa sheeko suugaan badan laga halabuuray oo cilmibaadhiso lagu sameeyay, waxa jirta cilmibaadhis ku tilmaantay in uu Cilmi ahaa suufi suugaantiisu tasawuf daaran tahay oo ku dhararinaysa Jalaaladiin Ruumi.…

Fan |
Qisadani waxa ay dhexmartay muusigyahankii cajabta lahaa ee reer Ruush Biiter Iliyikh Jaykofiski/Pyotr Ilyich Tchaikovsky oo noolaa intii u dhaxaysay 1840 ilaa 1893, kaas oo allifay muusigga heesaha yaabka leh ee (Haradii Xuurta, Qorijebiso iyo Quruxleyda Hurudda) iyo Naadishda Fon…

Weydiin E-mail lagu soo diray: Da’daydu waa toddobaataneeyo. Waxa aan la kulmay gabadh iga yar labaatan sanno, waxaanay ii muujisay firfircooni aragtiwadaag oo aan la iska dhegomarin karin ama aan laga warwareegi karin. Waxa ay la da’ tahay inantayda, aniguna waxa aan aaminsanahay in da’dayda sii…

Dhaaxaan maqalnay kelmedda buruud, burji ama haybad. Waagaan yaryarayn marka laga sheekaynayo libaax badanaa waxaa lagu lifaaqi jiray dareen cabsiyeed. Waxaa lagu fasiri jiray in libaaxu buruud leeyahay oo istaahilo in laga baqo, Raage ugaas na waa kii lahaa: Codkii laga baq arraggiis la…

Sheeko |
Muddo aniga oo aan Internet helin ayaan maalin u sadcaaley magaalo aan adeeggaas ka helayo. Qalbigeygu aad buu ugu qanacsanaa in aan u arooro Internet. Si hoose ayuu ii sii dareensiiyay farriinta farxadda leh ee i sugeysa. Haddaba markaan taleefankii furey, qacdii u horreysayba waxaan isha ku…

Subscribe to Category Page