Skip to main content

Friday 17 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Jabuuti

Wacaal |
Sida ay shaacisay warbaahinta dawladdu, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa mar kale ku guulaystay hoggaaminta Jabuuti isaga oo helay 97.8% codadkii laga dhiibtay doorashadii dhacday. Waa markii lixaad ee uu talada ugu guulaysto si xidhiidh ah, arrintan ayaa sii dheeraynaysa muddada xukunkiisa. Ka dib…

Jabuuti waxa ay galaysaa doorasho madaxtooyo, 10ka bishan Abriil, waana doorasho aan saadaasheeda lagu kala baydhsanayn, gude iyo dibedba, oo waxa la filayaa in Madaxweyneha hadda, Ismaaciil Cumar Geelle uu talada ku sii haysan doono muddo xileed lixaad oo ah mid xidhiidhsan tan iyo sannadkii…

Raysal Wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed, ayaa subaxnimadii Axadda gaadhay magaalada Jabuuti, isaga oo ku tagay booqasho rasmi ah oo lagu sheegay in looga gol lahaa wadahadallo ‘heer sare ah’ oo uu la yeelashay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, kuwaas oo diiradda lagu saaray isbeddellada…

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn si uu go’aan uga gaadho dabarka da’da ee Madaxweyneha dalka oo uu dastuurku ku jaangooyay in aanu 75 jir ka weynaan qofka u ordaya jagada Madaxweyneha dalkaasi. Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku laalay qodobkaas, si uu…

Subscribe to Category Page