Skip to main content

Thursday 11 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Itoobiya

Faaqidaad |
Itoobiya waxa ay qabsan doontaa, 1-da Juun, doorashooyin, iyada oo ay jiraan qulqulatooyin aan damin iyo xiisado goboleed oo sii kordhaya.…

Geeska Afrika weligiiba waxa uu ahaa gobol isdiiddooyin badan kulmistay; dhinac waxa uu ahaa bar kulmisa jidad kala duwan oo jiho-siyaasadeed, muhiimad badanna u leh ganacsiga caalamiga ah, dhinac kalena, waxa uu ahaa fagaare ay gudahiisa ka socdaaan dagaallo gudeed iyo xasillooni la’aan. Sannad…

Marka ay dadku yidhaahdaan doorashooyinka Itoobiya ee sannadkan 2026 ma aha xor iyo mid daahfuran, waa runtood. Laakiin tilmaanta daahfurnaan la’aantu kuma filna in lagu sifeeyo shaqada meesha ka socota. Waa tilmaan qeexaysa in khalkhal ku jiro shaqada dimuqraaddiyadda, xaaladda Itoobiya wajahaysaa…

Dhaqan |
Filin-soosaaraha rugcaddaaga ah ee reer Itoobiya, Xayle Gerima, waxa uu kaqaybgal soojiidasho leh ku lahaa bandhigga Shaneemada Caalamiga ah ee Baarliin (16 ilaa 22-kii Feebarweri), iyadoo filinkiisii u dambeeyey ee “Libaaxyo Madow iyo Yeyda Roomaanka” lagu soo bandhigay. Girma waxa kale oo uu…

Wacaal |
Madaxweynaha Israa’iil Isxaaq Herzog ayaa ka dagay Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, safarkan ayaa geeska Afrika ka dhigaya ubucda loolan sii fidaya kaas oo salka ku haya loolan goboleed. Booqashadan ayaa timid ka dib markii maalmo yar ka hor uun Madaxweynaha Turkiga, Orduqaan, uu booqasho rasmi…

Haayadda Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in ay diiday in dib u cusboonaysiinta aqoonsiga warbaahinta saddex ka mid ah wariyeyaasha Wakaaladda Wararka ee Reuters. Sidoo kale Wakaaladdan ayaa laga reebay warbaahintii ka qayb gashay Shirkii Midawga Afrika ee Addisababa ka dhacay 24-kii ilaa 25- kii…

Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Orduqaan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago Itoobiya iyo isu tagga Imaaraadka Carabta isniinta iyo salaasada toddobaadkan. Booqashadan ayaa u muuqata mid uu Turkigu ku xoojinayo xidhiidhka laba geesoodka ah ee u la leeyahay waddaman oo saamayn ku leh galalka…

Toddobaadkan horraantiisii ayaa ay, dawladda Itoobiya soo saartay warqad ay toos ugu socodsiisay xukuumadda Asrama. Dhambaalkeedu waa uu caddaa; “Ciidamada Eriteriya waxa ay qabsadeen dhul ay leedahay Itoobiya, iyaga oo iskaashanaya ‘fallaago’ Itoobiyaan ah”. Waxa ay Addis Ababa ka dalbatay Asmara…

Waxa muddooyinkii dambe isa soo taraysay xiisadda colaadeed ee soodinta gobollada Waqooyiga Itoobiya ee Tigreey iyo Amxaara, waxana in muddo ah socday abaabul ciidan oo ay dhinacyadu wadeen. Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa ay, haddaba, xaaladdu isu beddeshay iska-hor-imaadyo hubaysan oo…

Dawladda Itoobiya ayaa iyada oo adeegsanaysa Shirkaddeeda duulimaadyada waxa ay bilawday fulinta madaar caalamiya oo cusub oo laga dhisayo magaalada Bishufto taas oo caasimadda Addis ababa u jirta ku dhawaad 45 km. Mashruucan oo ah mid ballaadhan oo ku kacaya adduun gaadhaya 12.5 bilyan oo Doollar…

Subscribe to Category Page