Hordhac
Waxa xaqiiqo ah in aragtiyuhu ay ku qotomaan ujeedooyin siyaasadeed, dhaqan ama dhaqaale. Aragti kaste waxa curiya qayb bulshada ka mid ah iyaga oo danahooda dhex marsanaya. Cid kaste oo aragtidaas lihi waxa ay u sii dhiibtaa si toosa ama si dadban cid kale oo ay is leedahay meel bay…

Qoraalkii kowaad ee Af Soomaali looga soo turjumo waxqabadka qoraaga Soomaali-Talyaaniga ah, Ijaaba Sheegow.
Hordhaca Turjubaanka
Ijaaba Sheegow (Igiaba Scego) waxay Rooma ku dhalatay 1974. Waa qoraa iyo saxafiyad Af Talyaaniga wax ku qorta, in kasta oo waxqabadkeeda afaf badan (Soomaaligu…

Arar: Qoraalkan soo koobaya waxqabadka Kaaha aniga oo diyaariyay ayuu ii yimi warka dhiillada leh ee tebinaya geerida marwo Kaaha Maxamed. Waxay cisbitaal ku yaalla Talyaaniga ku geeriyootay Diseenbar 12, 2023. Hasayeeshee waxaan goostay in aanan qoraalka waxba ka beddelin, ee aan keli ah arartan…

Aqoonyahanad Iman Maxamed ayaa Geeska uga warrantay cilmibaadhista ay ka waddo Soomaaliyadii Talyaanigu gumaysanayay, halka ay deraasaadka Soomaalidu marayaan, iyo qodobbo la xiise ah.
Waxaan la kulmaa dad i wayddiiya sababta ay muhiim u tahay in la cilmibaadho tagtadii isticmaarka maaddaama…