Iyada oo uu bishii labaad galayo dagaalka Bariga Dhexe ee u dhexeeya Maraykanka iyo Israa’iil oo isku dhan ah iyo dalka Iiraan, Ururka Xuutiyiinta Yemen oo isbahaysi la ah Iiraan ayaa u muuqda in uu u tallaabsaday dhanka ku biiridda dagaalka, waxana ay markii u horreysay gantaal ku rideen…

Somaliland oo aqoonsigeedii u horreeyey ee Rasmi ah ka heshay Israa’iil ayaa la filayaa in ay heshiisyo iyo iskaashi ganacsi oo la xidhiidha Khayraadka dabiiciga ah la gasho Israa’iil. Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro oo u warramay wakaaladda reuters ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u…

Baaqii Maxkamadda Caddaaladda ee Caalamiga ahi ka soo saartay soo qabashada Benyamin Netanyahu iyo Wasiirkii Difaaca ee Yoav Gallant waxa uu dunida ku soo dabbaalay miyirqab iyo dheellitir, ugu yaraanna waxa uu muujiyey in dunidu aanay isku raaci karin xaglinta faraha ka baxday ee dunida badankeedu…

Sugitaan dheer iyo u kuurgal weyn ka dib, oo laga warsugayay natiijooyinka ka soo bixi doona doorashada Maraykanka oo ay ku tartamayeen Donald Tramb iyo Kamala Haaris, waxa ay kusoo dhamaatay in Tramb ku baadiyo codad badan oo ah kuwa Guddiga Doorashada iyo codadkii bulshadu dhiibatay. Guusha Tramb…

Buugga “War”, oo ay dhawaan daabacday madbacadda Simon & Schuster, boggiisa boqol iyo shan iyo kontanaad oo gebagebada buugga 21 bog ka horreeya, weriyaha iyo qoraaga buuggan, Bob Woodward, waxa uu innoogu sheegayaa in Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa xustay in “hawlgallada millatari ee Israa’iil…

Shirkii koowaad ee Sahyuuniyada oo qabsoomay sannadkii 1897-kii, waxa lagu baaqay in Yahuudda dal looga sameeyo Falasdiin. Theodore Herzl ayaa ahaa asaasaha iyo hoggaamiyaha ruuxiga ah ee siyaasadda Sahyuuniyada. Hore ayaa uu ugu fikiray in dalalka Arjantiin, Kanada ama Yugaandha Yahuudda looga…

Wargeyska the New York Times ha ka akhrin wax ku saabsan Frantz Fanon, mufakirkii Afro-Kareebiyanka ahaa, kana soo jeeday Martinique, haddii aad akhrididna, hubsiimo badan ku dar. Waxa muuqda in ay wargeyska ka go’antahay marinhabaabinta fikradihii Fanon iyo in ay ka dhigaan qof dhinac u xagliya,…

Sahyuuniyadu waa xagjir, balse, wax aan hore loo arag ma aha, waxa ay tusaale u tahay mandiqa kala qaybsanaanta ee ku xididaysan dawladnimada casriga ah.
Sidee baan u fahmi karnaa cunfiga bahalnimada ah ee si aan kala soocnayn taliska Israa’iil kula kacayo reer Falastiin, hadday yihiin carruur,…

Dhawaan uun bay ahayd markaan maqaalkan idiinka soo gudbinay hogaamiyaha cusub ee Xamaas, kaas oo hogaanka u qabtay ururka ka dib markii Israaiil ay ku khaarajisay gantaal ridada dhaw ah oo meel guriga Ismaaciila Haniya u dhaw laga soo tuuray, isagoo markaa deganaa Dahraan, Iiraan Julaay 31, 2024.…