26-kii Diisambar ee 2025, Israa’iil waxa ay noqotay dalkii koowaad ee xubin ka ah Qaramda Midoobay ee Somaliland u aqoonsada dal madaxbannaan, tallaabadan oo keentay soo dhawayn ballaadhan. Warbaahinta caalamiga ahi waxa ay baahisay sawirrada bulsho reer Somaliland ah oo ku dabbaaldagaya calamada…

17-kii Julaay ee 2026, baarlamaanka Israa’iil (Knesset) waxa uu u codeeyey in la golaha la kala diro, arrinkan oo gogoldhig u ah doorashooyinka guud ee la qorsheeyey inay ku qabsoomaan xilligoodii dastuuriga ahaa. Tallaabadan waxa loo arkaa horumar weyn, sababtoo ah, tan iyo 1988-kii, waa markii…

27-kii Diseembar 2025, siyaasadda Geeska Afrika waxa mar kale gilgilay qiraal ka soo yeedhay Raysal Wasaarihii hore iyo Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Axmed Daa’uud Ooglu. Qiraalkaasi waxa uu si dhab ah u xaqiijiyey arrin ay dad badan oo reer Somaliland ahi muddo dheer aaminsanaayeen balse…

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Israa’iil, ayaa kulamo heer sare ah la yeeshay madaxda dalkaas oo uu ka mid yahay Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu. Kulankan ayaa lagu xaqiijiyay mar kale, xidhiidhka labada dal iyo…

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa booqasho taariikhi ah ku tagaya Israa'iil, waana booqashadii u horreysay ee heer Madaxeed oo ay labada dhinac is dhaafsadeen, tan iyo markii ay is aqoonsadeen, dhammaadkii sannadkii hore.
Marka laga tago in booqashadani ay…

Xilli saddex bilood kasoo wareegeen dagaalkii Maraykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Iiraan, 28-kii Feeberweri ee 2026, xaaladda istiraatiijiyadeed waxa ay noqotay mid sugan oo taagan, si la yaab lehna u cad. Tallaabadii koowaad ee Maraykanka iyo Israa’iil dagaalka ku bilaabeen waxa ay ahayd isku…