Skip to main content

Sunday 17 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Islaamka

Aragti |
Dalka Masar waxa, 29-kii Ogos, 1966-kii, xukun daldalaad ah lagu fuliyay Sayid Qudbi Ibraahiim (1906 – 1966) oo ahaa fekeryahan, suugaanyahan, qoraa iyo kacaanyahan Islaami ah oo ka tirsanaa ururka Ikhwaanu Muslimiinka. Dilkiisa ka dib, waxa uu ka tagay raad tirtirmi waayay oo dunida Muslimka, iyo…

Feker |
Sheekobaraley siyaasadeed ayaa sheegta in Maxamed Siyaad Barre maalin la wayddiiyey xadka dalkiisa Soomaaliya. Waxa uu kaga jawaabay, ayaa la yidhi, in meel kaste oo ay joogto foodley timo tidcan oo iyada oo dhexdu u xidhan tahay, la joogta adhi ay tahay dhulka Soomaaliya. Odhaahdani ma leh tixraac…

Buug |
Waxa jira buuggag marka ay soo baxaan ujeedkoodu aanu ahayn keliya in ay wax ku biiriyaan aqoon iyo ogaal hore u sii jiray, balse, kaalintoodu tahay in ay dabarka ka jaraan arrin muddo laga aamusnaa oo lama taabtaan ahayd. Waa buuggag gilgila dhaqamada soo jireenka ka dhex ah akadamiyadaha, albaab…

"Kuwii cabbi jiray caanaha geela ee cuni jiray masacagaleyda! Waxa ay arrintu Carab la gaadhay heer ay u hanqaltaageen taashka boqortinimo! Waa’ baasow gabbalkaa dhac!" Abu Qaasim al Fardawsi Muslimiintu, ka dib geeridii Suubbanaha oo ay arrintu isu beddeshay maamul siyaasi ah, waxa ay la…

Sida dad badani ay ka war hayaan, waxaa jirta oraah caan ah oo wadaaddada lagu maago, iyaguna dhexdooda ay isu adeegsadaan. Waa oraahda wadaaddada ku sifaysa in ay yihiin ‘Culumada dhiigga caadada iyo dhalmada /علماء الحيض والنفاس’, oo laga wado in ay yihiin rag ku takhasusay dhiigagga ku dhaca…

Subscribe to Category Page