“Baaritaankeennu waxa uu keeni karaa in laga tago wixii horay loo yaqiin ee lala qabsaday. Sidaa darteed, qofka maqla wax ka duwan wixii uu horay u ogaa waa in uusan dafiraad nagula soo degdegin. Waayo taasi waxay noqon kartaa arrin lagu fududaaday. Badanaa inta jeer ee run la dhibsaday, wax la…

“Waxa gef ah in aad aamintid in falsafaddu tahay hindise Yurubiyaan oo ku samaysantay mucjisada Giriigga. Joogtaynta falsafaddu waa wax ku abuuran jidhka aadamaha, laga soo bilaabo kolkii uu aasay maydkiisa, ee uu is wayddiiyey macnaha nolosha, sidoo kalena bilaabay in uu farsamooyin faneed ku…

Waxa laga joogaa afar sannadood iyo dheeri kolkii ay kooxda Daalibaan xukunka ka tuureen Jamhuuriyaddii Islaamiga ee Afgaanistaan (2004-2021) ee ay taageerayeen Maraykanka iyo xulafada NATO oo soo afmeeray duullaankii soo bilaabmay 2001. Dagaallo badan oo soo bilaabmay ilaa Maaj sannadkii 2021, ugu…

Qaar ka mid ah mustashriqiinta iyo taariikhyahannada reer Galbeedku waxa ay isku dayaan in ay meel mariyaan hadallo barkumataal ah oo ku saabsan Bariga Dhexe; sooyaalkiisa iyo bulshooyinkiisaba, hadalladaasna u ekaysiiyaan cilmibaadhisyo aqoon laga korodhsanayo. Isku daygoodu waxa uu koobsanayaa…

Billowga bisha Rabiicu al-Awal, muslimiinta dunida oo dhammi waxa ay u diyaar garoobaan u dabbaaldegidda dhalashada Nebiga (NNKH), iyaga oo debbaaldeggaas ku cabbiraya jacaylka ay u qabaan Nebiga. Waxa ay diraaseeyaan sooyaalkiisa, dhaqankiisii, waxaanay sameeyaan kulanno ay ku ammaanayaan. Hase…