Faaqidaad
Faysal CaliMaxamed Khayr Cumar
|
Isiyaas Afawerki, Madaxweynaha Eretariya, soddon sanno oo uu xukunka hayo marna doorasho kuma loollamin. Waa arrin aanu ka labalabayn in uu fasiro sababaha keenay. Sidiisaba, waxa uu kasoo horjeedaa fikradda ah in la raadiyo kalsoonida shacabka ee cidda xilka qabanaysa, waxaanu u arkaa wax dabraya…