Markii la shaaciyey dagaalkii u dhexeeyey Maraykanka iyo Israa’iil oo dhinac ah iyo Iiraan oo dhinaca kale ah, waxa loo maleeyey in gobolku geli doono marxalad xasillooni oo muddo dheer la sugayey. Se dhacdooyinkii ku xigay heshiisku waxa ay muujiyeen in dagaalku ka hor istaagay sababihii dagaalka…

Tan iyo markii Abiy Axmed loo caleemo saaray kursiga Raysal wasaaranimada Itoobbiya waxaa ka soo wareegay lix sanno iyo dheeraad, muddo bilo ka yar markuu xilka hayay, Sebtambar 2018, waxa uu caasimadda Eretariya, ee Asmara ku guddoonsaday isbahaysi saddex geesood ah, oo kulmiyay isaga,…

Ilaa hadda waxa Geeska Afrika ka taagan saamaynta khilaafkii ka dhashay is afgaradkii qabsoomay bishii koowaad ee sannadkankaas oo u dhexeeyey Itoobbiya iyo Soomaalilaan . Heshiiskan, Soomaalilaan waxa ay Itoobbiya u ballanqaadday in ay siinayso dhul ay saldhig ciidan ka dhisato, oo dhinac walba u…