Skip to main content

Monday 9 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Iran

Aragti |
Dowladda israa’iil waxay xalay [habeenkii 12-ka Juun 2025] beegsatay meelo muhiim ah oo ka tirsan gudaha dalka Iiraan, kuwaas oo ay ka mid yihiin: saraakiil ciidan oo heer sare ah, saynisyahanno ka shaqaynayey barnaamijka nukliyeerka, iyo xarumaha nukliyeerka laftooda. Weerarkan ayaa lagu dilay…

Ururka BRICS waxa uu abbuuray weydiimo badan oo ku saabsan dabeecadda degel-siyaasadeed. Laga soo bilaabo markii la unkay ururkan tobankii sanno ee ugu horreeyey qarnigan, waxa jiray qiimayno aad u kala tagsan oo ku saabsan koboca isbahaysigan cusub: qiimayno ka dayrinayay sii jiritaanka…

Faaqidaad |
Dhawaanahan waxaa ku dhex faafay xarumaha cilmibaadhista qaarkood aragti sheegaysa in xidhiidh iskaashi ka dhexeeyo kooxda Ansaaralaah ee Yementa ah, oo loo garan og yahay Xuutiyiinta iyo xarakada al-Shabaab oo ay Soomaaliyi fadhigooda tahay. Iskaashigaas oo daaran iskudubaridka isku socodka…

Feker |
Bartamihii August ee 1986-dii ayaa waxaa goob fagaare ah la isugu keenay mid ka mida dadkii ku noolaa magaalada Kuhpayeh ee dalka Iiraan, si dhagax nafta looga qaado Soraya Manuchehri. Taliskii Aayatullaahi iyo Sheekhii magaaladu waxay maalintaa goobta ka sheegeen in Soraya ay gogoldhaaf samaysay…

Masrax |
Horraantii 1970kii ayuu ku soo biiray filim samaynta Cabbaas Kiyorastaami, isaga oo noqon doona filim sameeye Iiraani ah oo mar-la-arag ah. Waxa uu soo gudbiyey filimo waaqica xidhiidh adag la leh. Awood buuxda ayuu siiyey dhab ahaanta dhacdooyinka, sahlanaantana mudnaanta koobaad buu ka…

Subscribe to Category Page