Skip to main content

Monday 15 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Interview

Waraysi |
Diktoorka iyo qoraaga reer Suudaan ee Amiir Taaj al-Sir waxa uu 1960-kii qoraalka kusoo galay maansada, ka dibna waxa uu sii dhex galay dunida sheekofaneedda. Qoraalladiisu waxa ay la gaar yihiin isku milidda waaqaca Suudaan iyo qaraa’ibnimada, waana qoraallo ku qoran af jaadgoonni ah oo hodan ah,…

Ka dib markii ay soo baxeen falal isdabamarin lacageed ah oo ay ku kaceen tiro yar oo ka mid ah Soomaalida Maraykanka, maamulka Trump iyo dad taageersan dhaqdhaqaaqa MAGA waxa ay bilaabeen in ay si shaacsane ah weerarro afka ah ugu qaadaan bulshada Soomaalida ah. Geesku, waxa uu Axmed Yuusuf ka…

Ka dib burburka heshiis laga gaadho dib u hagaajinta doorashooyyinka iyo wax ka beddelka dastuurka ee Soomaaliya, doorashooyinka dawladda hoose ee Muqdisho ayaa qabsoomay walow ay weli mucaaradku codsanayeen heshiis siyaasadeed oo ballaadhan, qaabka doorashooyinkani u qabsoomeenna waa qaab ay…

Isaga oo cunug yar ah, ayaa uu Dabindiid Yuusuf qolka akhriska ee aabbihii ku arkay sawirka oday weyn oo fareem dhalaalaya ku jira. Waxa uu dareemi jiray in indhaha odaygaasi ay mar walba hoos u soo eegayaan, waxa ay u muuqdeen qaar ay garasho badan u laabnayd. Garashada waxyaabo ay dadka waaweyn…

Cabdiraxmaan Baadiyow oo ah qoraa iyo cilmi baadhe, waraysigan dhexdiisa waxa uu badka keenayaa aragtidiisa uu ula baxay aragtida dhammeyska ah (comprehensive perspective), iyo waxa ay kaga duwantahay dugsiyada kale ee lagu daraaseeyo Soomaalida. Waxa uu ku doodayaa in ay lama huraan tahay isku…

Shiiriin Ramzanali Fazel waa qoraa Soomaali-Bakistaani ah, balse haysata dhalashada Talyaaniga. Magaalada Muqdisho ayay ku dhalatay bartamihii qarnigii labaatanaad, kaddibna waxa ay Talyaaniga u guurtay sanadii 1971-kii. Qoraalladeeda waxa sees iyo sal dhig u ah socdaalka ay gashay, waxa ayna…

Mashruucii La Dagallaanka Argagixisadu waxa uu daaha ka qaaday xuduudda Libiraaliyadda, waxaanu isbeddel ku keenay siyaasadda arrimaha dibadda Maraykanka, isaga oo muujinaya in loo guuray xilli cusub oo dib u qaabaynta hannaanka dunida ah. Faysal Cali waxa uu Murtada Xuseen kala sheekaysanayaa sida…

Samiira Gaydh oo ah falanqeeye amni ayaa Geeska uga warrantay caqabadaha iyo dib u dhacyada ay xukuumaddu kala kulantay al-Shabaab muddooyinkii u danbeeyey, iyo sidoo kale hubanti la'aanta mustaqbal ee hawl galka Nabad ilaalinta Midawga Afrika.…

Marcelo Gleiser: bare sare oo ka dhiga fiisigiska, xiddigmaalka iyo falsafadda dabeecadda jaamacadda Dartmouth ee ku taalla Maraykanka. Tiroba shan buug ayuu daabacay. Wax ay asaaskeeda dhigeen isaga iyo Adam Frank boloogga 13.8 kaas oo taabacsan degelka Big Think, iyaga oo u kuurgalay kor u…

Tacriifadaha Taraam waxay khalkhaliyeen dhaqaalihii adduunka, waxayna albaabada u fureen saman hubanti la’aan weyn ku suntan. Geeska(u) waxa uu kala sheekaystay Cabdullaaye Nadaaye oo ah dhaqaalayahan iyo akaademi reer Sinigaal ah, saamaynta ay tallaabooyinkani ku yeelanayaan Afrika.…

Subscribe to Category Page