Skip to main content

Thursday 13 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Indheergarad

Feker |
Soomaalida waxyaalaha lagu dhaliilo bulsho ahaan waxa ka mid ah in aanay sidii loo baahnaa u maamuusin dadkeeda qiimaha ugu fadhiya ee waxqabad muuqda ka geystay laamaha kala duwan ee nolosha oo waxna ku soo biiriyay. Halka dunida kale marka aad deristo iska daa in ay dadkooda maamuusaan e waxa ay…

Juliis Nayreere (1922—1999) waxa uu ahaa siyaasi iyo indheergarad isticmaardiid ah. Waxa uu ka mid yahay midhadhka hoggaanka Afrika ee xaqiijiyey qarandhis la taaban karo, isla markaana curiyey falsafad dawladeed oo wax badan ku biirisay hawlgalkiisii qarandhiska. Waa asaasaha jamhuuriyadda cusub…

Dhaqan |
Maansayahanka aan halkan ka ga hadlayo, waxa aan ku dabrayaa ama ku gaar yeelayaa maansayahan noolaa xilligii aanay bulshooyinku ku tallaabsan ama aanay hirgalin waxbarashada akaadamigga ah ee qoraalku foolaadka ka yahay. Ama bulshooyinka qaarkood way hirgaliyeen eh laakiin bulshada uu xilligaa…

Ummad kasta oo dunida ka jirta waxay horumar dhaqaale iyo mid maskaxeed ku gaadhaa talada iyo fekerka ay bixiyaan indheergaradka , aqoonyahannada, cilmi-baadhayaasha, hal-abuurka iyo dhallinyarada firfircoon ee u taagan horumarinta bulshada. Hase yeeshee, waxa dhacda in la isku murgiyo ama la kala…

Aragti |
Waxaa habboon in aannu ka la qaadno qofka aqoonyahanka ah iyo qofka indheergaradka ah. Aqoonyahanku waa qofka la qabsaday in uu wax ku saleeyo waxa la gu shubtay, waana xagjir dabafadhiya qolada ay is ku aragtida yihiin. Se indheergaradku waa qof u laabfuran fikir kasta oo cusub, u na naqdin kara…

Subscribe to Category Page