Skip to main content

Friday 6 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Imbiryaaliyad

Aragti |
Soo laabashada loollanka awoodaha waaweyn Sannadihii dambe, siiba wixii ka dambeeyey 2018, Maraykanku waxa uu bilaabay in uu “loollanka awoodaha waaweyn” u arko caqabadda dhabta ah ee jirta, isagoo ku beddelaya “ladagaallankii argagixisada”. Duullaanka Ruushku ku qaaday Yukrayn waa caddaynta ugu…

Nidaamka Caalamiga ah ee Maraykanka iyo Caqabadihiisa Istaraatiijiyadda imbiryaaliga Maraykan waa uu ka geddisanaa boqortooyooyinkii hore ee Yurubiyaanka, oo si toos ah dunida u haystay dhammaadkii qarnigii 19aad iyo nuskii hore ee qarnigii 20aad. Maraykanku hore waa uu u tijaabiyey fekradda…

Waxa aynnu noolnahay wakhti werwer badani ka jiro xaaladda dunida. Dunidu walaac ku filan waa ay ku jirtay ka hor intii aanu Aqalka Cad kusoo laaban Trump bilawgii 2025: waxa socday xasuuqa Israa’iil ka waddo Qasa, xaaladda dagaal ee Yukrayn oo kasii daraysay iyo hanjabaadaha Maraykanka iyo…

Subscribe to Category Page