Skip to main content

Thursday 14 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Imaaraadka

Faaqidaad |
Wadanka Imaaraadka ayaa, 28-kii Abril, ku dhawaaqay in uu ka baxay Ururka ay ku midoobeen wadamada dhoofiya shidaalka ee magaciisa loo soo gaabiyo ‘OPEC’ iyo OPEC Plus oo ah ururkaas oo lagu daray dalal dheeri ah sida Ruushka. Wasiirka Tamarta ee Imaaraadka, Suhayb Maxamed, ayaa, goaankan ka dib ka…

Wacaal |
Imaaraadka Carabta ayaa maanta ku dhawaaqay inuu ka baxayo xubinimada Ururka Dalalka Dhoofiya Batroolka ee OPEC, laga bilaabo bisha May ee soo socota, sidoo kalena uu ka baxayo OPEC+ oo ay ku jiraan xubno kale oo ka baxsan ururka, kuwaas oo ay ugu horreeyo Ruushku. Wakaaladda Wararka Imaaraadka ee…

Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Orduqaan ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago Itoobiya iyo isu tagga Imaaraadka Carabta isniinta iyo salaasada toddobaadkan. Booqashadan ayaa u muuqata mid uu Turkigu ku xoojinayo xidhiidhka laba geesoodka ah ee u la leeyahay waddaman oo saamayn ku leh galalka…

Shir caalami ah oo ay deeq-bixiyeyaashu ka yeesheen arrinta Suudaan ayaa toddobaadkan lagu qabtay Waashintoon, xilli ay duruufaha colaaddu sababayaan cadaadisyo daarran joojinta colaaddan horseedday mid ka mid ah dhibaatooyinkii bani-aadannimo ee ugu xumaa dunida, taas oo hadda sii galaysa…

Loollankii huursanaa ee Sucuudi Carabiya iyo Imaaraatka Carabta ayaa si toos ah dibedda u yimid, ka dib markii ay hawada isu mariyeen hadallo dhaliilo toosa ah. Dawladda Sucuudiga ayaa sheegtay in tallaabooyinka uu Imaaraatka ka wado Yemen ay yihiin kuwo aad u halis badan. Waxa uu Sucuudiga sheegay…

Madaarka Boosaaso ee maamul-goboleedka Buntilaan, Soomaaliya, waxa dhinacyada magaalada is qabsada maqalka guuxa diyaarad weyn oo soo cagadhiganaysa. Daqiiqado ka dib cagadhigashada, waa la aqoonsan karaa diyaaradda; waa diyaarad cad oo ah nooca IL-76 ee lagu raro shixnadaha waaweyn, oo garab…

[Bahda Geeska ayaa soo turjuntay maqaalkan oo asalkiisa lagu faafiyay degelka The Conversation]. Turkiga iyo Soomaaliya waxay dhawaan ku dhawaaqeen in ay heshiis culus oo difaaca ah wada saxeexdeen. Arrintani waxay ku aadaysaa xiisadda ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobbiya oo rabta in…

Subscribe to Category Page