Markii la shaaciyey dagaalkii u dhexeeyey Maraykanka iyo Israa’iil oo dhinac ah iyo Iiraan oo dhinaca kale ah, waxa loo maleeyey in gobolku geli doono marxalad xasillooni oo muddo dheer la sugayey. Se dhacdooyinkii ku xigay heshiisku waxa ay muujiyeen in dagaalku ka hor istaagay sababihii dagaalka…

Faahfaahin cusub ayaa ka soo baxday is-afgaradka Maraykanka iyo Iiraan, kaas oo la sheegay in uu dhigayo joojinta colaadda iyo bilowga hannaan lagu gaadhayo heshiis kama-dambays ah. Bloomberg ayaa sheegtay in ay heshay qodobbo ka mid ah heshiiska dhex maray labada dhinac, sida ay soo gudbisayna…

Xilli saddex bilood kasoo wareegeen dagaalkii Maraykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Iiraan, 28-kii Feeberweri ee 2026, xaaladda istiraatiijiyadeed waxa ay noqotay mid sugan oo taagan, si la yaab lehna u cad. Tallaabadii koowaad ee Maraykanka iyo Israa’iil dagaalka ku bilaabeen waxa ay ahayd isku…

Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo in xidhiidhka u dhexeeya Israa’iil iyo Somaliland uu ka gudbay arrimo diblomaasiyadeed, isla markaana uu yeeshay waji amni iyo mid milatari oo xasaasi ah. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay noqdeen aag ay si xooggan ugu…