Muuse Faki wuxuu xilka guddoonka Guddiga Midawga Afrika bannayn doonaa Febraayo 2025. Waxa ay tahay in uu beddelo muwaaddin ka soo jeeda dalalka Afrikada Bari, kuwaas oo—Kiiniya ilaa Komoroos—musharraxiintu isa soo tarayaan.
Faallada Bahda Geeska
Qoraalkan waxa lagu falanqaynayaa doorashada…

Geeska Afrika qalalaase siyaasadeed ayaa ka oogan. Min Soodaan ilaa Soomaaliya, min Yugaandha ilaa Itoobbiya, xaaladaha waa laga dayrinayaa. Haddaba urur-goboleedka IGAD maxaa u danbayn doona, ayuu is wayddiinayaa Matthew Chandler de Waal.
Dagaalka mijaxaabiyay Soodaan, macaluusha ku…