Skip to main content

Monday 20 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Ibraahin-Hawd

Sheeko |
Hordhac Ibraahin Yuusuf Axmed 'Hawd' waxa uu si dhab ah ugu tilmaaman yahay: suugaan yahan dhabsheeg ah oo nuxurka iyo dhumuc-abbaarka qoraalladiisa waxaa laga arkayaa sadaro baraarrug iyo dhab-abbaar wada ah. Kaalintiisa indheergaradnimo ee Geeska iyo bulshadiisa isaga oo ka soo dhalaalaayo misana…

Buug |
Qoraayadu way kala jaadad duwan yihiin, wayna kala sifayn iyo saafid duwan yihiin. Sidoo kale qalin adeegsiga way ku ka la soocmaan. Qoraaga adeegsada suugaanta tiraabta ahi, waliba marka uu yahay sheekoqore, wuxuu dhab-tilmaamidda u adeegsada jilaayo. Dhexdooda ayuu ka yeelaa dhacdooyin. Dabadeed…

Subscribe to Category Page