Skip to main content

Tuesday 15 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Ibraahim-Hawd

Buug |
Jimma ayay ahayd halkii aan toddoba sanno ka hor, 2019, ku akhriyay sheekada Aanadii Nageeye. Waxa aan xilli casar ah dhawr maalmood tagi jiray meherad yar oo jaamacadayda ku dhextaal, halkaas oo aan ku akhrin jiray buugga, aniga oo kabanaya faanto ama bun. Toddoba sanno kaddib waxa aan dib u…

Sheeko |
Hordhac Ibraahin Yuusuf Axmed 'Hawd' waxa uu si dhab ah ugu tilmaaman yahay: suugaan yahan dhabsheeg ah oo nuxurka iyo dhumuc-abbaarka qoraalladiisa waxaa laga arkayaa sadaro baraarrug iyo dhab-abbaar wada ah. Kaalintiisa indheergaradnimo ee Geeska iyo bulshadiisa isaga oo ka soo dhalaalaayo misana…

Aragti |
Habeenkii Juun 21, 2024, waxa barta Twitter/X dood ka jeediyay Ibraahin-Hawd oo ah qoraa daneeya taariikhda, aadna u gu xeel dheer afka Soomaaliyeed, si mug lehna wax u gu qora. Dooddaas ka ma qayb gelin, laakiin dib baan ka dhegaystay iyada oo duuban. Waxa uu micneeyay, oo aan bilowgaba aad u gu…

Subscribe to Category Page