Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada oo ku saabsan cunfi arxandarro ah ayaa dhaliyay cadho iyo cambaareyn ballaadhan, ka dib markii la daawaday koox dad ah oo si xun u jidh-dilay, ka dibna gubaya nin la sheegay in uu xanuun dhimirka ah qabay, duleedka degmada Wallaweyn ee Shabeellada Hoose,…