Skip to main content

Friday 13 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

حركة الشباب الصومالية

Faaqidaad |
Axmed Madoobe waa nin isbeddelo badan soo maray, 2006 waxa uu ka mid ahaa xubnihii aasaasay xarakada al-Shabaab, waxa uu noqday xubnaha ugu khatarta badan ee xarakada oo ay Maraykanku muddo raacdaynayeen, tan iyo aasaaskii Jubbalaan (2013) waxa uu ahaa madaxweynaha maamul goboleedkan, booqashadii…

Dhawaanahan waxaa ku dhex faafay xarumaha cilmibaadhista qaarkood aragti sheegaysa in xidhiidh iskaashi ka dhexeeyo kooxda Ansaaralaah ee Yementa ah, oo loo garan og yahay Xuutiyiinta iyo xarakada al-Shabaab oo ay Soomaaliyi fadhigooda tahay. Iskaashigaas oo daaran iskudubaridka isku socodka…

Subscribe to Category Page