Halganka ay Soomaalilaan aqoonsiga ugu jirto waxa ku ladhmay khilaafaadka kale ee gobolka ka taagan, khatarta arrintaa ka iman karta culeyskeeda badankiisu waxa uu fuuli doonaa bulshada Soomaalilaan.…

Ka dib doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay 13-kii Noofambar ee bishan, waxa suurogal ah in loollanka Taywan iyo Shiinuhu ka wadaan gobolku u janjeedhsamo dhinaca Shiinaha. Muddo ka hor doorashooyinkan, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu iskaashi iyo xidhiidh adagba la sameeyey dalka Taywan,…

Sidii caadada u ahayd, Soomaalilaan berri waxa albaabada loo furi doonaa goobaha codeynta ee doorashooyinka Soomaalilaan ee isku sidkan. Soomaalilaan iyada oo aan weli dunida ka helin ictiraaf isla markaasna ah dal aan lahayn dhaqaale buuran kuna taalla gobol xasarad u joog ah ayey ku guulaysatay…

Ka dib markii lagu dhawaaqay natiijooyinka doorashooyinka Maraykanka ee uu ku guulaystay markii labaad ee aan xidhiidhka ahayn Donald Trump, caalamku waxa uu isha ku hayaa go’aannada uu ka qaadan doono arrimaha caalamiga ah oo xaalad xasaasi ah ku sugan, waxaana dib u milicsi lagu samaynayaa…

Tan iyo markii Abiy Axmed loo caleemo saaray kursiga Raysal wasaaranimada Itoobbiya waxaa ka soo wareegay lix sanno iyo dheeraad, muddo bilo ka yar markuu xilka hayay, Sebtambar 2018, waxa uu caasimadda Eretariya, ee Asmara ku guddoonsaday isbahaysi saddex geesood ah, oo kulmiyay isaga,…

Ilaa hadda waxa Geeska Afrika ka taagan saamaynta khilaafkii ka dhashay is afgaradkii qabsoomay bishii koowaad ee sannadkankaas oo u dhexeeyey Itoobbiya iyo Soomaalilaan . Heshiiskan, Soomaalilaan waxa ay Itoobbiya u ballanqaadday in ay siinayso dhul ay saldhig ciidan ka dhisato, oo dhinac walba u…

Hordhac
Curis-maqaaleedkan, waxaa qalinka u qaatay Ustaad Afyare Cilmi iyo mudane Yuusuf Xasan. Majallada New York Times, ayuu August 26 ku soo baxay. Qorayaashu waxa ay maqaalkan kaga faaloonayaa xaaladda Bariga Afrika ka aloosan, sababta keentay khilaafkan, saameynta uu ku yeelan karo dagaalkan…

Hogaamiyayaasha Soomaalilaan waxa ay u dhigaan in ay tahay Jamhuuriyad nabad ah oo xasilloon, oo ku taal gobol rabshado badan oo aan xasilnayn. Haddana, baanahaa marka laga tago, waxaa dhidibada Soomaalilaan rifaya musuqmaasuq, sinnaan la’aan dhaqaale iyo fadhiidnimado siyaasadeed.
Kolkii ay…