Taywaan iyo Somaliland, oo labadooduba ku jira go’doon diblumaasiyadeed, waxa ay kala saxeexdeen iskaashi iyo isbahaysi aan la filayn, arrinkan oo lagala soo dhex bixi karo sida xidhiidhka Taywaan uu Somaliland ugu noqon karo fursad dhif ah oo ay ku horumariso dhaqaalaheeda khayraadka badda ee iska…

Toddoba bilood ka hor, markii uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro la wareegay xilka, waxa uu dhaxlay caqabado kala duwan oo ku gadaaman siyaadda gudaha iyo ta dibaddaba, oo halis weyn ku ah mustaqbalka Somaliland. Inta badan qaddiyadahaas gude ahaan looma xallin karo, sidaas darteed, siyaasadda…

Laga soo bilaabo riyadii Boqortooyada ilaa nolosha maalinlaha ah ee dadka ku dhaqan, Addis Ababa, caasimadda Itoobiya, waxa ay muujinaysaa sida magaalo aanay maamullada oo keliyi u dhisin, ee ay sidoo kalena ugu dhisanto dhabar adayga bulshada ku nool. …

Si kastoo xaaladdu u kacsan tahay, hadalada la isweydaarsanayaana u xanaf badan yihiin, oo uu u jiro dhaqdhaqaaq milatari, haddana, dagaal Itoobbiya iyo Eratariya dhex maraa waa mid laga fursan karo, iyadoo sidaa ah baddu way kacsan tahay, halistuna waa sarreysaa.…

Wargaysyada iyo majalladihii u dambeeyey ee boqortooyada Cusmaaniyiintu waxa ay soo tebin jireen wararka ku saabsan dagaallada Soomaalidu kula jirto gumaystayaasha reer Yurub, waana arrin ka turjumaya sida masiirka Soomaaliya muhiim ugu ahaa. …

Min Suudaanta Koonfureed ilaa Soomaaliya, iyo Tigreega ilaa JDK, sannadka 2025 waxa uu la curtay suuragalnimada in ay colaado cusub oo waaweyni ka qarxaan Afrikada Bari. Ka hortagista dhicistaasi, maaha xal waaraya.…

Iyada oo muddooyinkii dambe la baahinayey warbixinta ku saabsan in maamulka Trump ka fekerayo in uu Soomaalilaan u aqoonsado dal madaxbannaan, safiirka Soomaaliya u fadhiya Maraykanka, Daahir Xasan Cabdi, waxa uu qoray maqaal aragtiyeed uu ku baaqay in Maraykanku taageero midnimada…