Skip to main content

Monday 14 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Hogaamiye

Aragti |
Bulshooyinku waxay dawladnimo u samaystaan ujeeddo aasaasi ah: inay helaan nolol ka wanaagsan tii ay la'aanteed ku noolaan lahaayeen. Haddii dawladdu awoodi waydo inay dadkeeda siiso amni, caddaalad, adeegyo tayo leh iyo fursado dhaqaale, waxa meesha ka baxaya ujeeddadii loo aasaasay dawladnimada.…

Waxaa iswayddiin mudan inaan ogaanno waa kuma hoggaamiyaha wanaagsan ee aan u baahannahay? Hogaamiyaha wanaagsan aa aan baadigoobka ugu jirnaa waa hoggaamiye ay u kala caddahay cidda hoggaanka u dhiibatay iyo cidda uu hoggaaminayo, si hufanna u hagi kara bulshadiisa. Hogaaminta wanaagsani kuma…

Masrax |
Taxanaha The Walking Dead, muddo badan ayaan daawashadiisa ka meermeerayay maadaama aan necbaa filimada uu zombie-gu — ama orgobuhu — qaybta ka yahay. Dabayaaqadii sannadkii hore 2025, ayaan si cago-jiid ah ula soo degay kalka koowaad ee taxanaha, kadibna masraxiyad cajiib ah iyo qaabilaad…

Faaqidaad |
Markii u horraysay ee aan booqdo Iiraan waxa ay ku soo beegantay dabayaaqadii xilligii madaxweyne Maxamed Khaatimi oo uu igu lammaannaa sawirka aan ka haystay ee ay warbaahinta caalamiga ah ee debeddu ka bixiso: in dalkaa uu ka jiro nidaam xidhan oo talamaroorsi ah, kelitalis diineed oo cidda…

Dhawaan uun bay ahayd markaan maqaalkan idiinka soo gudbinay hogaamiyaha cusub ee Xamaas, kaas oo hogaanka u qabtay ururka ka dib markii Israaiil ay ku khaarajisay gantaal ridada dhaw ah oo meel guriga Ismaaciila Haniya u dhaw laga soo tuuray, isagoo markaa deganaa Dahraan, Iiraan Julaay 31, 2024.…

Subscribe to Category Page