Skip to main content

Sunday 8 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

History

Dhaqan |
Sooyaalku waa qodobka iftiimin kara, laguna fahmi karo isbeddellada hadda Itoobiya ka socda iyo hankeeda mustaqbalka. Sidoo kale waa waxa lagu fahmi karo siyaasadaheeda gudeed iyo kuweeda gobolka. Caddaynta ugu mudani waa qaabka uu Raysalwasaare Abiy Axmed, kolkii uu xadhiga ka jarayey Dhaamka…

Feker |
Wargaysyada iyo majalladihii u dambeeyey ee boqortooyada Cusmaaniyiintu waxa ay soo tebin jireen wararka ku saabsan dagaallada Soomaalidu kula jirto gumaystayaasha reer Yurub, waana arrin ka turjumaya sida masiirka Soomaaliya muhiim ugu ahaa. …

Buug |
Maanta, gobolka Geeska Afriki waa mid kala qaybsan siyaasad ahaan iyo bulsho ahaanba, kala qaybsanaantani waxa ay keentay colaado baahsan iyo aaminaada bulshooyinka ka dhex abuurantay; xataa kuwooda isku qawmiyada ah, ee ah in kala tagsanaanta bulshooyinka gobolku tahay mid aan wax laga qaban…

Aragti |
Xasuusta dhibbanayaashii ku waxyeelloobay duqaymihii Ingiriisku ka geystay saldhigyadii Daraawiishta, siiba Taleex. Waxa werinaya Maxamuud "Xaaji" oo ka mid ah ubadka ka tafiirmay dadkii koobnaa ee masiibadaa ka badbaaday. Waa ammin duhur ah. Waa 27kii Juun 2023. Waxa gurigayga London igu…

Waraysi |
Barofeesar Mustafe Minaawi ayaa Geeska uga warramay cilmibaadhista uu ku sameeyay taariikhdii Cismaaniyada iyo qodobbo la xidhiidha. “Si aan kutalagal ahayn baan u galay deraasadaynta Cismaaniyada,” ayuu yidhi Mustafe Minaawi. Markii hore wuxuu bartay injineerniyada dhismaha, ka dib isaga oo…

Waa arrin aad u adag xulashada barbilawga qoraalkan gaaban, ee aan uga gol leeyahay inaan la wadaago da’yarta garaad badnaanta iyo maanfurnaanta ku sifoobay. Ma aqaani xidhiidh ereyeedka ku habboon, weedha munaasibka ah, ama mawduuca mudan in wada-sheekaysigan lagu furfuro. Wada-sheekaysigan oo ka…

Magacaygu waa Cali Muumin Axad. Waxaan ku dhashay Beledweyne. Halkaas ayaan ka galay dugsigii hoose ee Kaatooligga (Catholic mission). Dabadeed, waxaan u soo wareegay magaalada Muqdisho oo aan koolajkii jiifka ee Talyaaniga (Collegio Nouva Somalia) ayaan ka bilaabay qaybtiisa dugsiga dhexe ee Mons.…

Aqoonyahanad Iman Maxamed ayaa Geeska uga warrantay cilmibaadhista ay ka waddo Soomaaliyadii Talyaanigu gumaysanayay, halka ay deraasaadka Soomaalidu marayaan, iyo qodobbo la xiise ah. Waxaan la kulmaa dad i wayddiiya sababta ay muhiim u tahay in la cilmibaadho tagtadii isticmaarka maaddaama…

Subscribe to Category Page