Habeen dhexdaas ahaa mar aan daawaday doodda dhex martay Richard Dawkins iyo Ayaan Xirsi, ayna ii muuqatay sida Ayaan diinta Kirishtaanka u la dhacsan tahay, baan waxaan niyadda iska iri: Malaha waxay ku wanaagsanaan lahayd in Ayaan qummaati u akhrin lahayd buugta Niitje, siiba labadii buug ee ugu…