Skip to main content

Monday 13 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Hindise cilmiyeed

Feker |
Laga soo bilaabo Kilimanjaaro ilaa Harvard, Diktoor Xuseen Aadam (Xuseen-Tansaaniya) waxa uu ka tallaabsaday qoqob kasta oo jiri kara, isagoo ugu dambayn noqday hormuudka diraasadaha Soomaalida iyo guud ahaan fikirka Afrika, hoggaankana u qabtay nolol fikireed oo jaadgoonni ah. Galabnimo jimcaad,…

Aragti |
Suugaanta Afriki waxa ay u baroordiiqaysaa geerida aqoonyahan iyo gabyaa baarka sare ahaa: geerida borofaysar Cali Jimcaale Axmed, oo dhaxal waaraya ka tagay.…

Cali Jimcaale Axmed waxa uu sannadkii 1958-kii ku dhashay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Shibbis. Tacliinta asaasiga ah waxa uu ku qaatay Dugsiga hoose dhexe ee Shibbis, halka uu dugsiga sare na waxa uu ka baxay dugsiga 15ka May. Waxa uu shahaadada kowaad ka qaatay Jaamacadda Lafoole gugii…

Dhaqan |
Waxa maalintii Salaasada, 31-ka Maaris ee sannadkan 2026, ku geeriyooday Maraykanka aqoonyahankii iyo qoraagii Soomaaliyeed, Cali Jimcaale Axmed, oo hadda jiray 71 sannaood, waxana ay aqoonta Geeska Afrika sidaas ku wayday mid ka mid ah codadkii aqooneed ee ugu jaad-goonisaa uguna dhisnaa. Waxa uu…

Falsafaddu badanka lama jirin sayniska, qoraalkan soo socdana waxa kuu caddaan doona sababaha kellifaya in wax laga beddelo arrinkan. Daniel Dennet oo ah bare jaamacadda Tufts Falsafadda ka dhiga, dhinacyada falsafadda iyo aqoontana ka qoray buuggaag toban kor u dhaafaya, waxa uu iftiiminayaa…

Buug |
Dedaallada madasha Geesku ugu jirto in ay iftiimin aqoonaysan ku samayso Geeska Afrika awgood, madashu waxa ay diyaarisay taxane buugag cilmi, suugaan iyo sooyaalba leh oo muhiimad gaar ah u leh gobolka. Tani waa qaybtii koowaad ee taxanahan, waxaanannu ku gorfaynaynaa qoraal aan la daabicin se…

Subscribe to Category Page