Wil-wille waa ciyaar dhaqameed Soomaaliyeed oo fac weyn, salkana ku haysa dhaqanka cuddud-layliga dagaalyahannada Soomaaliyeed, iyada oo laga soo dheegtay xeeladaha iyo hannaanka dagaalka. Asal ahaanna waxaa la dheeli jiray xilliyada lagu jiro guubaabada dagaalka iyo munaasabadaha lagu xuso guulaha…

Miisaanka salka maansadu ma aha xeer iyo halbeegga kala sooca hadalka iyo hawraarta ama tixda iyo tiraabta oo keliya, balse waa hab-aqooneed muhiim u ah qeexidda iyo sumaddeynta jaadadka kala duwan ee suugaanta Soomaalida. Waa xeer-duud qeexaya sida ay jiifto uga duwan tahay gabayga ama geeraarku…

Amintii uu guurey gumeysigii haystay Somaliland, waxa la diiwaangaliyay odhaahyo badan oo shactaro leh kuwaas oo wax ka tilmaamaya fahankii dadweyne ee gobonimada. Waxa ka mid ah in dadka qaar ay la yaabeen in weli cashuur laga doonaya, iyada oo uu gumeysigu guuray. Waxa qaarkood laga qabtay odhaah…