Muddooyinkan danbe galaangalka iyo qorshayaasha Turkiga ee Geeska Afrika waxa ay la kulmayaan isdiiddooyin, waxaana jira istiraatiijiyado iskaashi oo uu la yeeshay dhinacyo iska soo horjeeda. Waxa uu u dan leeyahay in uu awooddiisa ku ballaadhiyo gobolka Geeska Afrika, isagoo ka duulaya siyaasad…

Masar waxa ay heshiis millatari la saxeexatay Soomaaliya, sannadka soo socdana waxa ay Soomaaliya ka hawlgelin doontaa ciidamo nabad ilaalin ah, haddaba, Masar ma halis ayaa ay faraha kula jirtaa?
Xidhiidhka Masar iyo Soomaaliya ayaa weji cusub yeeshay ka dib markii labada dal kala saxeexdeen…

Horraantii bishii Febraayo 2024, waxaa magaalada Ankara ee Turkiga ku kala saxiixday heshiis difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ah, Wasiirrada Difaaca ee dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga, Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Yasar Guler.
In kasta oo aan si rasmi ah loo shaacin qodobbada uu ka…

Heshiisyada Soomaaliya la gasho dawladaha qalaad ee badda ku saabsani waa kuwo qarsoodi lagu hirgaliyo. Taasi sidee bay u saamayn kartaa waayahan lagu jiro iyo loollanka cusub ee gobolka?
Sida ku cad warbixin uu maxadka Heritage ka diyaariyay kalluumaysiga Soomaliya 2019-kii, intii u dhexeysay…