Bulsho waliba waxay leedahay hab nololeed, dhaqan iyo hidde ay ku abtirsato oo ay la goonni tahay. Ciyaaruhuna waa agab maaweelo, waa kuwo ay bulsho waliba ka soo dheegatay falsafadda iyo qiyamka ay rumaysan tahay ee salka u ah nolosheeda. Sidaa si la mid ah, Soomaalidu waxay leedahay ciyaar…

Qormadan oo aan cinwaan uga dhigay "Sooyaalka Fanka Soomaalida" waxaan rabaa in aan ku muujiyo facii horseedka u ahaa fanka Soomaalida iyo dadkii dhidibbada u taagay horumarkiisa, aqoontiisa iyo waxa-qabadkoodii naf-hurka lahaa. Waxaana muhiim ah in la xuso marxaladihii uu fanku soo maray, iyada oo…

Saddexdii bilood ee u dambeeyay waxa uu ku sugnaa magaaladan sannadihii dagaalka labada janaraal ka soo kabanaysa. Sida ay u camiran tahay kobaca degdegga ahina uga socdo magaalada, waxa aad moodi lahayd haddii aannay taarikhda waxba kaaga baxsanayn in aan weligeed dagaal ka dhicin.
1821-kii, ayaa…

Hordhac:
Dumarka codkooda iyo waxkubiirintooda masraxa halgan ay ka soo billaabeen guriga kuna kaabayeen dulqaadrooni ay ilbaxnimada iyo jaanroganka dunida garbinayaan ayay ku timid halkay maantay masraxyada bulsho ka joogaan. Masraxa bar billowgiisii waxa uu ka soo dhex iftiimay ilbaxnimada iyo…

Kooxda Iftin waxay u taagan tahay barisamaadkii xornimada dabadeed, iyo wacyigalintii fayoqabka guud, iyo barashada akhriskiyo qoraalka.
Ilaa waqti aad u fog oo ka soo bilaabmaya qarnigii labaatanaad, ayaa Muqdisho loo yaqaannay Jooharaddii Badweynta Hindiya (Pearl of the Indian Ocean); xeebo ugub…

Dukumentariga gaaban waxaa samaysay majalladda The Guardian. Wuxuu dhababbaarayaa muusikada ‘Dhiskooga’ Soomaalida, wuxuu sidoo kale dareenabbaarayaa sheekada kala'irdhoobidda saaxiibbo arwaax faneed iyo baashaal ku midaysnaa sannado badan se qiiqa baaruudda ku ka la lumay, iyo sidoo kale…