Skip to main content

Tuesday 17 February 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Hayaankii Hilowga Arwaaxda

Buug |
Waxa uu ku dhashay Burco. Hargeysa buu uga sii ruqaansaday. Xamar buu uga soo hayaamay si uu himmiladiisa tacliinta u horumariyo. Waad xasishay buu is lahaa, run baase u diidday. Waxa uu filayey in uu xasarad iyo xabbad ka soo fogaaday. Taasise ma ay dhaboobine, waa uu soo martiyey. Maalin Axad ah…

Subscribe to Category Page