Dumarku waa laf-dhabarta bulshada. Iyaga ayaa dhisa, barbaariya, oo kobciya jiilka soo koraya. Iyaga ayaa nolosha qoyska iyo bulshada u ah saldhig, isla markaana door weyn ka qaata nabadda, waxbarashada, iyo dhaqaalaha. Si kastaba ha ahaatee, marka ay timaado siyaasadda, waxa jirta dood soo…

Tan iyo dib ula soo noqoshadii dawladnimada Somaliland, sannadkii 1991-kii, haweenku waxay si joogto ah ugu halgamayeen sidii ay uga mid noqon lahaayeen hannaanka dawladnimo iyo go’aannada siyaasadeed ee dalka. Intaasi waxa ay ahayd safar siyaasadeed oo ay haweenku qayb ka noqdeen codbixiyeyaal,…

Qoraalkani waa soo-koobid laga soo tarjumay warqad ballaadhan oo af Ingiriisi ku qoran looguna tala-galay aqoon-is-weydaarsi lagu magacaabay "Power, Marginality and Oral Literature" oo uu qabanqaabiyaya Dugsiga Darsidda Bariga iyo Africa (School of Oriental and African Studies) ee Jaamacadda…

Saciida Xaaji Diiriye Xirsi 1950-kii ayaa ay ku dhalatay Muqdisho, waa mid ka mid haweenka Soomaaliyeed ee qalinleyda ah kuwii ugu horeeyay ee afka Ingiriisida wax ku qora. Waxa ay shahaadada koowaad ee jaamacada ku diyaarisay Suugaanta Ingiriisida, oo ay ka dhamaysatay Jaamacada Boqor Cabdicasiis…