Skip to main content

Monday 20 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp

Hawd

Sheeko |
Waxaan toosay waaberigii. Geedka aan hoos hurdey dhankiisa galbeed foore qabow baa ka soo dhacayey, dushiisana waxaa ku sheekaysanayey shimbiro. Sidii cariish dusha laga deday ayaa daruurro waaweyn lagu hadoodilay carrada. Waxay aheyd aroor Sabti ah, aroor aan arooyaha kale iigu jirin. Aroor…

Muddo aniga oo aan Internet helin ayaan maalin u sadcaaley magaalo aan adeeggaas ka helayo. Qalbigeygu aad buu ugu qanacsanaa in aan u arooro Internet. Si hoose ayuu ii sii dareensiiyay farriinta farxadda leh ee i sugeysa. Haddaba markaan taleefankii furey, qacdii u horreysayba waxaan isha ku…

Subscribe to Category Page