Ka dib maalmo ay socdeen abaabullo dagaal oo iska soo horjeeda kuwaas oo ay Muqdisho iyo Baydhabo ugu xusulduubayeen in ay is muquuniyaan, waxa maanta doorasho degdeg ah isku caleemasaaray Madaxweynihii maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, kaas oo sannaddadii la soo dhaafay ku maamulayay…

Horraantii bishii Febraayo 2024, waxaa magaalada Ankara ee Turkiga ku kala saxiixday heshiis difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ah, Wasiirrada Difaaca ee dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga, Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Yasar Guler.
In kasta oo aan si rasmi ah loo shaacin qodobbada uu ka…

Waxa uu Cumar Maxamuud ka digayaa in ay hoggaamiyayaasha siyaasadeed ee Soomaaliya ku toleen hirgalinta doorashooyinka qof iyo codka damacooga shaqsiga ah ee ah in ay awoodda sii haystaan.
Horraantii Jannaayo 2024, Siciid Deni waxa uu noqday madaxweynihii u horreeyay ee taariikhda Buntlaan…